You are here

Back to top

Wadajir Baa Awood Leh (Paperback)

Wadajir Baa Awood Leh Cover Image
$15.00
Usually Ships in 1-5 Days

Description


Sheekadan "Wadajir baa awood leh" waxay ka mid tahay sheekooyinka xigmadaha waaweyn leh ee ay soomaalidu ku sheekeysato, jiilba jiil u soo gudbinayey, ummada kalena ay la wadaagaan. Waa sheeko xariiro la soo qaato marka la doonayo in laga tusaale bixiyo wanaagga wadajirka uu leeyahay iyo dhibta ka iman karta kala tagga iyo iskaashi la'aanta. Soomaalidu waxay leedahay maahmaaho dhowr ah oo wadajirka ka hadlaya waxaana ka mid ah; "Far kaligeed fool ma dhaqdo" iyo midda kale ee oraneysa "Gacma wadajir bey wax ku gooyaan", sidoo kale suugaanleyda ayaa maansooyinkooda in badan uga hadla wadajirka bulshada iyo tafaraaruq hadduu yimaado cawaaqibka laga dhaxli karo. Sidaa si la mid ah ayey u soo qaataan sheekadan iyo kuwa la mid ahba. Ugu dambeyntii waxaan rajeynayaa in buuggan uu noqdo mid xoojiya ku baraarugga wadajirka. Cabdiraxmaan M. Abtidoon AMA Books ABOUT THE ARDAA SERIES: The ARDAA series is designed and published for Somali speaking/learning children. The books in this series are written by different writers, the stories within ARDAA are fictional, some are folktales and others are original works. The writers of ARDAA have one thing in common - the love for Somali traditions and customs.

About the Author


Cabdirahman Maxamed Abtidoon waa bare, qoraa iyo aqoonbaare afka, dhaqanka iyo suugaanta soomaaliyeed. Buuggiisii ugu horreeyey oo ahaa buugga wadasheekeysiga talyaani/soomaali wuxuu qoray 1997. Wuxuu kaluu qoray buugta barashada afka iyo sheekooyin gaagaaban iyo buug ku qoran ingriisi iyo talyaani uu u beddelay soomaali. Wuxuu deggen yahay London (UK). ENGLISH: Abdirahman M. Abtidoon is an educator, author and researcher of Language, Culture and Literature of the Somalis. His first book was conversationalist book in Italian and Somali languege published in 1997. He has also authored several books in the genre of children books and Somali language manuals. He is also the translator of other books written in Italian and English. He currently lives in the UK.

Product Details
ISBN: 9780957026964
ISBN-10: 095702696X
Publisher: Galool
Publication Date: February 15th, 2017
Pages: 46
Language: Somali